Obtenez 3 mois à 0,99 $/mois

OFFRE D'UNE DURÉE LIMITÉE
Page de couverture de Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Écouter gratuitement

Voir les détails du balado

À propos de cet audio

Kiisas badan oo si sharci darro ah carruur looga qaatay waalidkood ayaa sababtay in duqa magaalada Langelands lagu dacweeyo booliska.


Waxaa barnaamjika marti noogu ah Abdinoor Hassan oo ka tirsan golaha degaanka Odense, sidoo kalena xirfad u leh (socialrådgiver) arrimaha bulshada iyo qoyska.


-Sidee carruurta lagu qaataa.

-Wada shaqayn la'aanta waalidka

-Cuddurada dadka qaar ay sheegtaan.


Youtube ka dawo:

https://youtu.be/xmGKr0FuH-Q

Pas encore de commentaire