Obtenez 3 mois à 0,99 $/mois

OFFRE D'UNE DURÉE LIMITÉE
Page de couverture de Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali

Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali

Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali

Écouter gratuitement

Voir les détails du balado

À propos de cet audio

Barnaamijka Codka Soomaalida waxaan qeybtan ku soo qaadan doonaa Mawduuc inta badan la iska inhdo tiro kaasoo ah caqabadaha ragga soomaaliyeed.


Waxaynu si qoto dheer u falanqeyneynaa dood ku saabsan.

• Aabenimada

• Masuuliyada ragga

• Maxaa keeni kara maqnaanshaha ragga

• Taageero la’aanta ragga

Waxaa barnaamijka ku marti qaadnay la taliyaha ururka Baba Abdirashid Artan. Abdirashiid waxa u xirfad dheeru leeyahay la shaqeynta aabayaasha.


Live stream barteena Facebook iyo Youtube, ama meelaha kale oo podcast-ka la dhaheysto sida Apple podcasts, Google Podcasts iyo Spotify.

Pas encore de commentaire