OFFRE D'UNE DURÉE LIMITÉE | Obtenez 3 mois à 0.99 $ par mois

14.95 $/mois par la suite. Des conditions s'appliquent.
Page de couverture de SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

Auteur(s): SBS
Écouter gratuitement

À propos de cet audio

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.Copyright 2025, Special Broadcasting Services Politique Sciences sociales
Épisodes
  • SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka 9 January 2026
    Jan 9 2026
    Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese, ayaa ugu dambayn ku dhawaaqay guddiga awoodda leh ee Royal Commission si ay usoo baaraan arrimaha ku gadaaman weerarkii xeebta Bondi iyo Yuhuud-necaybka.
    Voir plus Voir moins
    11 min
  • Somalia News - Warkii Soomaaliya Jimce 9 January 2026
    Jan 9 2026
    Warka Soomaaliya maanta waxaa ka mid shirweyne xisbiga Haybad Qaran uga furmay Muqdisho oo ay kasoo qayb galeen Madax hore iyo siyaasiyiin.
    Voir plus Voir moins
    9 min
  • Xannaanada carruurta oo la raqiisiyey saddex beri toddobaadkiiba
    Jan 8 2026
    Waalidiinta carruurtooda u dira xarumaha xannaanada carruurta (childcare) ayaa hadda loo oggolaaday in kharashka xannaanada caruurta laga bixiyo 90 boqolkiiba, muddo saddex maalmood ah toddobaadkii, iyada oo aanan lagu xiraynin wax shuruud ah.
    Voir plus Voir moins
    9 min
Pas encore de commentaire