Page de couverture de Shuuciyada iyo taariikhda dhaqaalaha casriga ah

Shuuciyada iyo taariikhda dhaqaalaha casriga ah

Shuuciyada iyo taariikhda dhaqaalaha casriga ah

Écouter gratuitement

Voir les détails du balado

À propos de cet audio

Dhaqaaluhu waa mid taariikh dheer leh, balse fahanka dhaqaalaha iyo aragtiyaha dhaqaaluhu waa mid inoo fududeyneysa fahanka bulshooyinka. Qeybtan Cabdinaasir oo falanqeeye dhaqaale ah ayaan ka wareysaney dhaqaalaha, diiradana ku saarney wareysigan Hanti-Wadaag, bar bilawga taariikheed, tiirarka Hanti-wadaag. Dhinaca kale waxaan ka hadalney dhaliilaha Hanti-wadaaga.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Pas encore de commentaire